Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedWasaaradda gargaarka oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaado hor leh

Wasaaradda gargaarka oo soo saartay digniin ku aaddan fatahaado hor leh

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka  Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka.

Digniintan ayay Wasaaraddu shaacisay markii ay soo baxday halis ah in ay dhici karaan fatahaado iyo daadad, iyadoo ay isa soo tarayaan qatar ah in degaanada koofurta Dalka ka mid ah ay ka da’aan Roobab uu cabbirkoodu ka sarreeyo 40  Mile mitir Maanta iyo maalmaha xigaba.

Halkan hoose ka aqriso digniinta oo dhammaystiran:-

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments