Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedXildhibaan Cabdullaahi Shiine oo cadeeyay inuu u taagan yahay Xilka Qabashada Gudoomiyaha...

Xildhibaan Cabdullaahi Shiine oo cadeeyay inuu u taagan yahay Xilka Qabashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Xildibaan Cabdulaahi Axmed Calasow (Abdullahi Shiine) oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa cadeeyay inuu u taagan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug,Xildhibaanka ayaa ka soo jeeda Degmoomiyka bariga Galgaduud iyo Mudug  Ceeldheer, Galcad, iyo Xarandheere.

Xildhibaan Cabdullaahi oo ah aqoon yahay in muddo ah, ku soo jiray Siyaasadda Dalka ayaa sheegay in loo baan yahay Gudoomiye Baarlamaan oo samatabixiya Galmudug, dhanka kale waxuu sheegay baarlamaankii hore ee galomudug inuu ahaa mid aan shaqqadii loo igmaday aankan qaban.

Daawo Muuqaalka Hoose

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments