Muwaadinka Soomaaliyeed ee maanta laga helay cudurka Coronavirus ayaa wasiiradu sheegtay in uu ka yimid dalka dibadiisa,

Waxa ay sheegtay in baaritaan dheeraad ah ku sameynayaan dadkii horay loo Karaantiilay hadana ay Xaaladoodu Caafimaadkiisu wanaagsan yahay.

Wasiirada waxa ay ku talisay in dadku isdajiyaan isla markaana lagu dadaalo nadaafada iyo yaraynta shirarka lagu qabto Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya iyo guud ahaan Goboladda Dalka.