Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedDuulimaadyada Caalamiga ah ee Soomaliya oo Mudo 2 cisho ah lafasaxay.

Duulimaadyada Caalamiga ah ee Soomaliya oo Mudo 2 cisho ah lafasaxay.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah, si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago cudurKa COVID19.

Haddaba halkaan ka akhiso War-saxaafadeedka.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments