Thursday, March 30, 2023
HomeUncategorisedPuntland oo amartay in Misaajida laxiro.

Puntland oo amartay in Misaajida laxiro.

Puntland ayaa xidhay dhammaan masaajidda muddo laba todobaad, si looga hortago Covid-19.

Sida uu amray Wasiirka Caddaaladda, Cawil Sheekh Xaamud.

Weli majiro kiis gaar ah oo laga helay deegaannada Puntland marka laga tago halka kiis ee dowladda dhexe hore u shaacisay guud ahaan Soomaaliya.

Sidoo kale Puntland ayaa muddo 24-saac ah u qabatay in ay adhammaan baddeeda kaga baxaan doonyaha shisheeye, Covid-19 awgiis.

Sida uu sheegey Wasiirka Kalluumeysiga Faarax Cawaash.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments