Thursday, March 30, 2023
HomeUncategorisedSawirro:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay olalaha ka hortaga Corono.

Sawirro:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay olalaha ka hortaga Corono.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka Caabuqa ah ee Covid-19 oo dhibaata adag ku haaya nolasha iyo horumarka caalamka.

Aqalka Dowlada hoose ayaa lagu Soo bandhigay gaadiid ay ku xiran yihiin cod baahiyaal loogu talagalay in bulshada lagu gaarsiiyo fariimaha wacyigalinta ka hortaga Corona-virus.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments