Saturday, March 25, 2023
HomeUncategorisedSaraakiil katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan Xatooyada xoolo dadweyne.

Saraakiil katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan Xatooyada xoolo dadweyne.

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska.

Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan.

Magacyada Sarakiisha waxaa kamid:

  1. Maj.-Gen Zewdu Kiros Gebrekidan
  2. Col Tewolde Gebretensay
  3. Col Gebreigziabher Alemseged
  4. Col Yemane Gebremichael
  5. Captain Tewolde Gebremedin and
  6. Commissioner Reta Tesfaye
  7. Halka saraakiisha kale ee hoos magacyadooda ku xusan ay ku shaqeysanayeen qaab Dulaalnimo ah, iyaga oo qaab qarsoodi ah ula shaqeynayay Ismaamulka Tigray, sidaas ay lacag uga qaateen dadka rayidka ah.
  8. Lt Gen Tadesse Worede Training Department, retired
  9. Maj.-Gen Gebrege adhana /Gebredila/, Information Major Department, retired
  10. Maj.-Gen Teklebirhan Woldearegay  (Santim), INSA director, retired
  11. Maj.-Gen Birhane Gash (Wodimedin), State Minister, retired
  12. Maj.-Gen Ma’esho Beyene, Eastern Command Chief, retired
  13. Maj.-Gen Ibrahim Abduljelil, Logistics Major Department, retired
  14. Maj.-Gen Yohannes Woldegiyorgis, former Central Command Chief, retired
  15. Maj.-Gen Negasi Tikeu,
  16. Brig.-Gen Abadi Filansa
  17. Brig.-Gen Tsegaye Tesema (Patris)
  18. Brig.-Gen Migbe Haile
  19. Brig.-Gen Teklay Ashebir (Wodi Ashebir)
  20. Brig.-Gen Hailesellassie Girmay (Wodi Beite)
  21. Brig.-Gen Mulugeta Berihe
  22. Colonel Tewolde Gebretensay
  23. Col Gebreigziabher Alemseged
  24. Col Dejen Girmay
  25. Col Yemane Gebremichael
  26. Col Gebreyohannes Abate (Wodi Abate)
  27. Capitan Tewolde Gebremedihin (Wodi Adwa)

Saraakiisha Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa dadka wargeliyay in ay u gudbiyaan xogta ku saabsan boobka & tacadiga ay kala kulmayaan Ciidamada Militariga iyo saraakiisha kale ee ka faaiideysaneysa qalalaasaha.

Ra’isiul Wasaaraha Itoobiya ayaa todobaadyo kadib ku dhawaaqay in gacantooda ay soo gashay Magaalada Mekelle oo caasimad u ah Ismaamulka Tigray oo ay dhiig badan u daadiyeen sidii ay uga saari lahaayeen TPLF.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments