Monday, May 29, 2023
HomeXulashadaQaar ka tirsan Jaaliyadda Bristol UK oo tacsi tiiraanyo leh u...

Qaar ka tirsan Jaaliyadda Bristol UK oo tacsi tiiraanyo leh u diray Gudoomiyihii hore ee Degmada Yaaqshiid Axmed Geeddow oo aabhii caawa ku geeriyooday Muqdisho

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Bristol ayaa caawa waxeey tacsi tiiraanyo leh hawada u mariyeen Guddoomiyihii hore ee Degmada Yaaqshiid mudane Axmed Xassan Geeddow oo caawa aabihii ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee Gobalka Banaadir

Waxgaradka ayaa waxeey duco hawada u mariyeen marxuumka waxeey Allaah uga baryeen Janatul fardowsa inuu kawaraabiyo ehellkii uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin

 

1-Axmed Cabdulle

2-Cabdullaahi Ibraahim Caseyr

2-Maxamed Sayid Cumar

3- Macalin Haaruun

4-Xaaji Cali Maxamuud Xayle

5 Cabdullaahi Shuuci

6 Maxamed Guutaale

7 Korneel Shiine

8 Korneel Axmed Xassan

9 Eng Cabdulasiis  Maxamed Muxudiin

10 Muuse Qaasin

11 Axmed Dhagaxtuur

12 Muxudiin Xasan cali (Kamaal)

13 Cabdinaasir salsalaan teysan

14 Cabdullaahi Sheekh Muxudiin

15 Cabdiraxmaan Beerre

16 Xaaji Macoow

17 Bashiir Calasow

18 Axmed Siyaasi

20 Mahdi Mohamed Ali

21 Daahir Mohamed

22 Abdul Ahmed

23 Adeer  Maxamuud Macoow

24 Yaasiin maxamuud

25 Abuukar Qudde

26 Cabdicasiis Salaad Maalin

27 Yaasiisn Xuseen maxamuud Guuleed

28 Cabdulaahi Jugweyn

29 Cali Hindi

30 Cabdiraxmaan Xeeseey

31 Cabdullaahi Ciise

32 Cabduqaadir Mooleey( Diyeeshaha)

33 Cali Xassan

34 Maxamed USC

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments