Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedXil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in...

Xil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in uu Wareejiyo Laga Sugayaa?!

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad sida uu ku wareejin doono mid ka sareeya.

Xildhibaan Mahad ayaa intaa raaciyey in Soomaalida ay mixnad iyadu lugaheeda ay ku goobatay, taasi oo luqunta iyo lugaha ugu maran

Qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments