Thursday, March 30, 2023
HomeUncategorisedWadooyinka Magaalada Muqdisho oo Gabi ahaanba maanta xeran...

Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Gabi ahaanba maanta xeran…

Wadooyinka Magaalada Muqdisho, ayaa maanta xiran, waxaana ku sugan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaadiidka dagaalka ku jaray wadooyinka.

Gaadiidka dadweynaha ayay ciidamadu u diidayaan in ay maraan wadada,

Boqolaal ka mid ah dadka reer Muqdisho ayaa lagu geynaaya Wadooyinka Magaalada Muqdisho, maadaama aan la ogoleyn in wadooyinka ay maraan Gaadiidka dadweynaha.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ay Wa jaheyso Bandow Maadaama Laga Baqayo in ay ka dhacaan  Banaanbaxayo rabshado wato

Sidoo Kale Waxaa La filaya in maanta ay ka dhacaan Banaanbaxyo Lagu Taageerayo Dowlada Federalka Soomaaliya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments