Warar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddi Magacaabay ( Wareegto)

Maxamed Xuseen Rooble  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta  ayaa magacaabay Guddi Farsamo heer sare ah oo u qaabilsan hirgelinta doorashada dadban ee lagu wareejiyay.

Guddiga oo ka kooban Todobo xubnood ayaa isugu jira, la-taliyeyaashii Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ay Shaqadoodu tahay inay la wareegaan arrimaha maamulka Doorashada, isku xirka Guddiyada Doorashada kala duwan, maamulka dhaqaalaha iyo xiriirka Beesha Calaamka.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha.

1-C/qaadir Cilmi Cali – Xiriiriye

2- Avv. Cumar Maxamed Cabdulle

3- Faduma Cabdi Cabdi

4- Maxamud Maxamed Rooble

5-Layla C/kariim Maxamed

6-Liiban Rabiile Good

7-C/llaahi Xaashi Xasan

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: