Home Articles posted by banaadir
WARAR
Dowlada Kenya ayaa saaka joojisay dhamaan diyaarada ka taga Soomaaliya ee yimaada dalkaas,  Marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka. Diyaarado siday dad Shacab ah oo u soo socday Soomaaliya ayaa saaka la hakiyay, iyada oo tallaabadaan ay Kenya u qaadeyso sababo la xiriira Khaadka Kenya ay Soomaaliya keeni jirtay oo weli xayiraad […]
WARAR
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ku martiqaaday xafladda qaar ka mid ah Madaxda caalamka. Farmaajo ayaa inta uu ku sugan
WARAR
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta waxaa munaasabadda Maalmaha Ciida Aawgeed uu cafis u fidiyay Maxaabiis ku eedeysnaa dambiyo kala duwan. Maxaabiista oo gaareeysa ilaa 10 rag ah  ayaa waxaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cabdi casiis laftagareen lagu sheegay in tallabadaan la qaaday kadib talo soo