Home Archive by category Ganacsi

Ganacsi

Ganacsi
Dowladaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku qotoma dhinacyada gaadiidka Cirka iyo dhulka, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee Djibouti. Wakaaladda Djibouti ayaa warkani baahisay maalin nimadii Arbacada aheyd oo Taariikhdu ku beegneed 2, May, 2018-ka, heshiiskan ayaa labada dowladood u ogolaanayo inay ka faa’ideystaan qadka duulimaadka
Ganacsi
Kalluumeysatada ku sugan deegaanka  Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen. Duune Maxamed Aadan oo ka tirsan Kalluumeysatada deegaanka Deenood ayaa Goobjoog News uga warramay dhibaatooyinka heysta kalluumeysatada. “Kalluumeysatadii qalabkii waa ay ka