Home Archive by category Xulashada

Xulashada

WARAR Xulashada
Gaari Walxaha Qarxa lagu soo raray ayaa ku qarxay Isgoyska Sayidka Magaalada Muqdisho, waxaana kahor qaraxa la maqlay Rasaas ay rideen Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya oo ku sugan meel aan sidaas uga fogeyn Isgoyska Dabka oo kamid ah meelaha lagu baaro Gawaarida u gudbaysa dhanka iyo Isgoyska Sayidka. Khasaare Dhimasho & dhaawac ayaa jiro, inkasta […]
WARAR Xulashada
Muqdisho Feebarayo 11, 2021—–Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, Xubin Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, iyadoo la soo bandhigay qorshaha Korontada dalka. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirrada Amniga iyo